Skip to main content

Vaccine FAQs (Somali)

Tallaalka COVID-19

U hel ilaha iyo jawaabaha su’aalaha

Oregon Health Authority logo
sawirka siriinjaha/irbada gacanta lagu hayo

Raadi Su’aalaha Tallaalka COVID-19

Waan ognahay in aad qabto su’aalo ku saabsan tallaalada. Waxaanu isku soo ururinay jawaabaha su’aalo badan oo caam ah oo wax nagala weydiiyay, oo ay ka mid yihiin:

Su’aalaha iyo jawaabaha ku saabsan mawduucyada Tallaalka.
Su’aal Jawaab
  

Helida: Shaqsiyaadka naafada ah ama shakhsiyaadka ku hadla luuqad aan ka aheyn Ingiriisi, OHA waxay ku bixin kartaa warbixinta qaabab kale sida fasiraadaha, far waaweyn, ama farta indhooleyaasha. Kala Xiriir Xarunta Macluumaadka Caafimaadka 1-971-673-2411, 711 TTY ama COVID19.LanguageAccess@dhsoha.state.or.us

Daabacaada codsiyada: Qalabka waad kala soo degi kartaa boggan. OHA ma bixiso noocyo waraaqa. Fadlan xornimo dareen si aad u daabacdo wax kasta oo aad u baahan tahay.

Helida luuqadda: OHA waxay ka shaqaynaysaa sidii ay macluumaad asaasiga ah ugu bixin lahayd luuqadaha aan Ingiriisiga ahayn. Qayb badan oo ka mida ah qalabyada ku jira kheyraadka bulshadeena waxa laga heli karaa luuqado kala duwan. OHA waxay sidoo kale bixinaysaa ikhtiyaar ah Google ™ Translate si ay kaaga caawiso akhrinta luuqadaha aan Ingiriisiga ahayn ee Ku jira websayka OHA. Google™ Translate ma tarjumi karto noocyada dukumintiyada dhamaan waxaana laga yaabaa inaysan bixin tarjumaad sax ah. Qof kasta oo ku tiirsan macluumaadka laga helo Google™ Translate isaga ayaa mas’uul ka ah wixii ka soo gaara. OHA ma samayso wax balanqaad, u xaqiijin, ama dammaanad qaad ah oo ku saabsan saxsanaanta tarjumada la bixiyay.

Guud ahaan su’aalaha tallaalka: ORCOVID@211info.org


Facebook Español Twitter YouTube