Facebook Icon

Share your COVID-19 feedback with us (Somali)

Jawaab celintaada COVID-19 nala wadaag

Nala wadaag faallooyinkaaga iyo walaacyadaada ku saabsan ka falcelintayada COVID-19. Waxaan u isticmaalnaa jawaab-celintaada wanaajinta adeegyadayada. Qaababka la nagula soo xiriiri karo waxaa ka mid ah iimaylka, farriinta codka iyo cinwaanka boostada. Fadlan soo raaci macluumaadka xiriirkaaga haddii aad jeclaan lahayd inaan kula soo xiriirno.

Markaad noo soo dirto iimayl, noo dhaafto farriin cod ah ama aad noo soo gudbiso warqad, waxaad oggolaatay in Kooxda Jawaab-celinta COVID-19 ay la xiriiri karaan shaqaalaha ku habboon, waaxaha gobolka, iyo/ama hay'adaha sida ugu wanaagsan wax uga qaban karo walaacyadaada.


Kani ma ah adeega xaalada degdega ah. Haddii aad qabto xaalada degdeg ah, wac 9-1-1.

 Boosta


Oregon Health Authority
Attn: COVID-19 Feedback Team
800 NE Oregon Street, Ste 930
Portland, OR 97232

Telefoonka


(503) 945-5488

Waan aqbalnaa adeega wicitaanada gudbinta farriimaha oo dhan. Khadkan farriinta waxaa la helayaa isaga oo ku qoran Ingiriisi (cadaadi 0), Isbaanish (cadaadi 1), Arabic (cadaadi 2), Cantonese (cadaadi 3), Mandarin (cadaadi 4), Chuukese (cadaadi 5), Hmong (cadaadi 6), Korean (cadaadi 7), Marshallese (cadaadi 8), Af-Ruushaka (cadaadi 9), Soomaali (cadaadi 10) iyo Vietnamese (cadaadi 11).

Buuxi foomamkanaga

Fadlan door luqadda aad door bidayso adigoo isticmaalaya liiska hoos u dhaca oo leh summada globe ee hoose. Haddii luqadaada aan la heli karin, fadlan iimayl ku soo dir jawaab celintaada COVID.19@dhsoha.state.or.us.


Helida: Shaqsiyaadka naafada ah ama shakhsiyaadka ku hadla luuqad aan ka aheyn Ingiriisi, OHA waxay ku bixin kartaa warbixinta qaabab kale sida fasiraadaha, far waaweyn, ama farta indhooleyaasha. Kala Xiriir Xarunta Macluumaadka Caafimaadka 1-971-673-2411, 711 TTY ama COVID19.LanguageAccess@dhsoha.state.or.us

Daabacaada codsiyada: Qalabka waad kala soo degi kartaa boggan. OHA ma bixiso noocyo waraaqa. Fadlan xornimo dareen si aad u daabacdo wax kasta oo aad u baahan tahay.

Helida luuqadda: OHA waxay ka shaqaynaysaa sidii ay macluumaad asaasiga ah ugu bixin lahayd luuqadaha aan Ingiriisiga ahayn. Qayb badan oo ka mida ah qalabyada ku jira kheyraadka bulshadeena waxa laga heli karaa luuqado kala duwan. OHA waxay sidoo kale bixinaysaa ikhtiyaar ah Google ™ Translate si ay kaaga caawiso akhrinta luuqadaha aan Ingiriisiga ahayn ee Ku jira websayka OHA. Google™ Translate ma tarjumi karto noocyada dukumintiyada dhamaan waxaana laga yaabaa inaysan bixin tarjumaad sax ah. Qof kasta oo ku tiirsan macluumaadka laga helo Google™ Translate isaga ayaa mas’uul ka ah wixii ka soo gaara. OHA ma samayso wax balanqaad, u xaqiijin, ama dammaanad qaad ah oo ku saabsan saxsanaanta tarjumada la bixiyay.

Guud ahaan su’aalaha tallaalka: ORCOVID@211info.org


Facebook Español Twitter YouTube